Saameynta Dagaalka Bariga Dhexe ku leeyahay Dhaqaalaha iyo Amniga Cuntada Soomaaliya: Kaalinta Dowladda iyo Ganacsatada
14 kii April 2026, Madasha Magan waxa ay magaalada Muqdisho ku qabatay shir hal maalin ah oo la isugu keenay siyaasad-dejiyeyaal Soomaaliyeed, dhaqaaleyahanno, khuburo beeraha ah, hey’adaha maaliyadda, hoggaamiyeyaal ganacsi, xeeldheerayaal arrimaha bariga dhexe, warbaahin, iyo wakiillo ka socda bulshada rayidka, si loo helo qiimeyn hufan ah oo qoto dheer oo ku saabsan saameynta iyo […]








