Magan Forum

Saameynta Dagaalka Bariga Dhexe ku leeyahay Dhaqaalaha iyo Amniga Cuntada Soomaaliya: Kaalinta Dowladda iyo Ganacsatada

14 kii April 2026, Madasha Magan waxa ay magaalada Muqdisho ku qabatay shir hal maalin ah oo la isugu keenay siyaasad-dejiyeyaal Soomaaliyeed, dhaqaaleyahanno, khuburo beeraha ah, hey’adaha maaliyadda, hoggaamiyeyaal ganacsi, xeeldheerayaal arrimaha bariga dhexe, warbaahin, iyo wakiillo ka socda bulshada rayidka, si loo helo qiimeyn hufan ah oo qoto dheer oo ku saabsan saameynta iyo heerka ay Soomaaliya u nugushahay xasradaha Bariga Dhexe ka taagan, iyo sidii loo dejin lahaa hannaan istaraatiiji iyo wax-ku-ool ah oo arrinkaas looga jawaabayo.

Warbixinta halkan ku lifaqani waxa ay soo koobaysaa doodihii iyo talooyinkii ka soo baxay kulankaas. Waxa ay isku dubbaridaysaa aragtiyihii iyo talooyinkii khubarada si loogu beddelo hanaan wax-ku-ool ah oo lagu hirgelin karo muddada dhow iyo muddada fogba.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top