Magan Forum

Author name: admin

Exploring Public-Private Partnership (PPP) in Somalia – Forum Report

The Magan Forum on “Exploring Public-Private Partnerships (PPP) in Somalia: Opportunities, Challenges, and Strategies for Sustainable Development” was held on August 20, 2024, at Jazeera Place Hotel, Mogadishu. This landmark event brought together key stakeholders from the government, private sector, financial institutions, and civil society to explore the potential of PPPs in advancing Somalia’s development […]

Exploring Public-Private Partnership (PPP) in Somalia – Forum Report Read More »

Sahminta Iskaashiga Dawladda iyo Ganacsatada Soomaaliya – Warbixinta Madasha

comperhensive Report somali version Kulanka Madasha Magan ee “Sahminta Iskaashiga Dawladda iyo Ganacsatada (PPP) ee Soomaaliya: Fursadaha, Caqabadaha iyo Istaraatijiyadaha Horumarka Waara” ayaa lagu qabtay 20-kii Agoosto 2024 Hoteelka Jazeera Palace ee magaalada Muqdisho. shirkan muhiimka ah waxa uu isu keentay daneeyayaasha muhiimka ah ee ka socda dowladda, ganacsatada, hayʼadaha maaliyadda iyo bulshada rayidka ah

Sahminta Iskaashiga Dawladda iyo Ganacsatada Soomaaliya – Warbixinta Madasha Read More »

Warbixin: Sooyaalka iyo Mustaqbalka Xawaaladaha Soomaaliya

Muqdisha 30-12-2023: Madasha Magan Forum ayaa qabatay markii sadexaad barnaamijka Magan Talk oo had iyo jeer lagu casuumay waaya-araga Soomaaliyeed ee bulshada usoo qabtay adeegyo muhiim ah, waxaana markaan marti ku ahaa mudane Cabdullahi Nuurre Awdiini oo in ka badan 30 sano kasoo shaqeenaayay xawaaladaha iyo bangiyada, barnaamijka waxaa xiriiryay Cabdullaahi Maxamed Xasan (Black). Agaasimaha

Warbixin: Sooyaalka iyo Mustaqbalka Xawaaladaha Soomaaliya Read More »

The Development of Banking Sector in Somalia – Horumarka Bangiyada Soomaaliya

Magan Book The banking sector in Somalia has faced challenges and progress due to political instability and conflict, which have hindered its growth and stability. However, recent efforts have been made to rebuild and modernize the sector, leading to some positive developments. Historically, Somalia had a well-functioning banking sector before the civil war in 1991.

The Development of Banking Sector in Somalia – Horumarka Bangiyada Soomaaliya Read More »

Warbixin: Sooyaaka Daryeelka Caafimaadka Soomaaiya

Muqdisha 31-08-2023: Madasha Magan ayaa magaalada Muqdisha ku qabatay barnaamijka MaganTalk oo had iyo goor lagu casuumo waaya-araga Soomaaliyeed ee bulshada usoo adeegay, waxaana markaan looga hadlay barnaamijka “Sooyaalka Daryeelka Caafimaadka Dalka Soomaaliya” iyadoo ay marti ku ahaayeen labada dhaqtar ee kala ah Prof. Dr. Cabdirisaaq Dalmar iyo Prof. Dr. Cismaan Dufle, kuwaas oo kasoo

Warbixin: Sooyaaka Daryeelka Caafimaadka Soomaaiya Read More »

Private Sector in Somalia – Hay’adaha Gaarka ee Soomaaliya

The private sector is the portion of the country’s economy that is not directly governed by the government, and economic growth is the gradual rise in the quantity of goods and services produced per person overtime. Somalia has undergone a remarkable shift in recent years, which has been fueled by the brisk expansion of the

Private Sector in Somalia – Hay’adaha Gaarka ee Soomaaliya Read More »

Warbixin: Sooyaalka Ganacsiga Soomaaliya

Muqdisha 13-06-2023: Madasha Magan ayaa qabatay kulan loogu magacdaray MaganTalk oo looga hadlay dhacdooyinka taariikhda iyo mustaqbalka suuqa ganacsiga, dhaqaalaha dalka iyo maalgashida Soomaalida, kaas oo ciwaankiisu ahaa “Sooyaalka Ganacsiga Soomaalida”, waxaana marti ku ahaa Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Mudane Axmed Maxamuud Yuusuf (Axamed Sacuudi), oo ah khabiir mudo dheer kusoo jiray dhinacyada iyo

Warbixin: Sooyaalka Ganacsiga Soomaaliya Read More »

Scroll to Top